Vitaminb Complex

Faa’iidooyinka Vitamin B Complex

1. Tamarta & Metabolism-ka

  • Waxay ka caawisaa jidhka inuu burburiyo karbohaydraytyada, borotiinka, iyo dufanka

  • Waxay kordhisaa tamarta maalinlaha ah

2. Shaqada Maskaxda & Dareenka

  • Waxay taageertaa xasuusta, feejignaanta, iyo diiradda

  • Waxay yaraysaa niyad-jabka & stress-ka

3. Difaaca Jirka

  • Waxay kor u qaadaa immune system-ka

  • Waxay taageertaa soo saarista unugyada dhiigga cas

4. Maqaarka, Timaha & Ciddiyaha

  • Waxay xoojisaa timaha oo caafimaad qaba

  • Waxay bogsiisaa maqaarka dhaawacmay

  • Waxay ka hortagtaa finanka iyo ciddiyaha daciifka ah

5. Uurka & Ilmaha

  • Folic acid (B9) waa muhiim kahor iyo inta uurka lagu jiro

  • Waxay ka hortagtaa cudurrada laf-dhabarka ilmaha

$15

Related Products

Scroll to Top