vitamin B12

Faa’iidooyinka Vitamin B12

1. Tamarta Jirka

  • Waxay kordhisaa tamarta

  • Waxay yareysaa daalka iyo tabardarri

2. Dhiigga Cas & Ka-hortagga Faqriga Dhiigga (Anemia)

  • Waxay ka qeyb qaadataa sameynta RBC

  • Waxay ka hortagtaa anemia (dawo la mid ah daal + madax wareer)

3. Xoojinta Neerfaha (Nervous System)

  • Waxay ilaalisaa neerfaha

  • Waxay yareysaa kabuubyada & gacmo/lugaha oo suuxda

4. Maskaxda & Xusuusta

  • Waxay hagaajisaa xasuusta

  • Waxay ka hortagtaa niyad-jabka

  • Waxay kor u qaadaa feejignaanta

5. Maqaarka, Timaha & Ciddiyaha

  • Waxay wanaajisaa maqaarka

  • Waxay ka hortagtaa timo-daadka

  • Waxay xoojisaa ciddiyaha

6. Bacriminta (Ragga & Dumarka)

  • Waxay kor u qaadaa tayada shahwada

  • Waxay taageertaa hormoonada dumarka

$15

Related Products

Scroll to Top