omega-3 fish oil

Faa’iidooyinka Caafimaad ee Omega-3 Fish Oil

1. Wadnaha & Dhiig karka

  • Yareeya bararka (inflammation)

  • Kordhiya caafimaadka wadnaha

  • Hoos u dhiga triglycerides

  • Waxay hagaajisaa wareegga dhiigga

2. Maskaxda & Xasuusta

  • DHA waxa ay muhiim u tahay shaqada maskaxda

  • Waxay yaraysaa daalka maskaxda iyo walbahaarka

  • Waxay ka caawisaa diiradda iyo xasuusta

  • Dad badan ayaa ku dareema deganaansho & hurdo fiican

3. Indhaha (Aragga)

  • DHA waa qayb ka mid ah indhaha

  • Waxay ka ilaalisaa qalaylka indhaha

  • Waxay taageertaa aragga muddada fog

4. Bararka & Xanuunka Jirka

  • Waxay yareysaa bararka kala-goysyada

  • Waxay ka caawisaa arthritis-ka iyo xanuunka murqaha

  • Dadka jimicsiga sameeya waxay ku helaan soo kabasho dhaqsiyo leh

5. Maqaarka & Timaha

  • Waxay qoyaan siisaa maqaarka

  • Waxay hagaajisaa barrier-ka maqaarka

  • Waxay taageertaa timaha oo xoog yeesha

6. Uurka & Ilmaha

  • Dhaqdhaqaaqa maskaxda ilmaha

  • Aragga iyo horumarkiisa

  • Waxay ka caawisaa hooyada caafimaad guud
    (La tasho dhakhtar kahor intaadan qaadan haddii aad uur leedahay)

7. Hormoonada & Caadada

  • Waxay yareysaa PMS (xanuunka caadada)

  • Waxay hagaajisaa dheellitirka hormoonada dumarka

8. Difaaca Jirka

  • Waxay taageertaa immune system-ka

  • Waxay yaraysaa bararka keena xasaasiyadda

$20

Related Products

Scroll to Top