Natural vitamind

Faa’iidooyinka Vitamin D

1. Lafaha & Ilkaha

  • Waxay ka caawisaa jirka inuu nuugo calcium

  • Waxay ka hortagtaa osteoporosis iyo laf-dhac

2. Difaaca Jirka (Immune System)

  • Waxay taageertaa unugyada difaaca

  • Waxay ka hortagtaa infekshannada sida hargabka iyo durayga

3. Maskaxda & Niyaad-jabka

  • Waxay yaraysaa niyad-jabka

  • Waxay taageertaa feejignaanta

4. Murqaha & Tamarta

  • Waxay ka caawisaa murqaha inay si fiican u shaqeeyaan

  • Waxay kordhisaa tamarta guud ee jirka

$18

Related Products

Scroll to Top