Natural Tribulus
⭐ Faa’iidooyinka Tribulus
1. Kor u qaadista Libido-ga (Rabitaanka galmada)
Tribulus wuxuu caan ku yahay:
-
Kor u qaadista rabitaanka galmada
-
Hagaajinta shaqada galmada ragga iyo dumarka
2. Testosterone Support (ragga)
-
Wuxuu kordhiyaa free testosterone levels si dabiici ah
-
Waxay hagaajisaa xoogga muruqa & tamarta
3. Waxqabadka Jimicsiga
-
Waxay kordhisaa tamarta jidhka
-
Waxay hagaajisaa adkeysiga inta lagu jiro exercise
-
Caawimaad yar oo koritaanka muruqa ah
4. Caawinta Bacriminta (Fertility)
Tribulus wuxuu faa’iido u leeyahay:
-
Tayada & dhaqdhaqaaqa shahwada
-
Cudurka PCOS ee dumarka (waxay leedahay hormonal balance)
5. Stress & niyadjab yarida
-
Waxay dejisaa jidhka
-
Waxay taageertaa maskaxda oo kicin yar ah
$25









