Magnesium citrate

Faa’iidooyinka Magnesium Citrate

1. Caloosha & Saxarada

  • Waxay ka caawisaa calool-fadhiga (constipation)

  • Waxay jilcisaa saxarada

  • Waxay hagaajisaa shaqada mindhicirka

2. Murqaha & Muruq-xanuunka

  • Waxay dejisaa murqaha

  • Waxay yareysaa muruq-adkaanshaha

  • Waxay ka hortagtaa cramps, gaar ahaan lugaha

3. Hurdo Wanaagsan

  • Waxay dejisaa jidhka

  • Waxay hagaajisaa hurdada sababtoo ah waxay saameyn ku leedahay GABA (neurotransmitter-ka dejinta)

4. Stress & Walwal

  • Waxay yareysaa stress-ka

  • Waxay dejisaa maskaxda

  • Waxay kor u qaadaa isku-dheellitirka neerfaha

5. Tamarta Jirka

  • Waxay gacan ka geysataa soo saarista tamarta

  • Yaraanteeda → daal joogto ah

$18

Related Products

Scroll to Top