Glucosamine chondrotitin Msn

Faa’iidooyinka marka la isku daro

Marka saddexdan la isku daro, faa’iidada way labanlaabmaysaa:

  • Xanuunka jilibka oo aad u yaraada

  • Dhaqdhaqaaqa joints-ka oo soo hagaaga

  • Degdeg u soo kabasho (recovery)

  • Yaraynta osteoarthritis symptoms

  • Waxay kordhiyaan awoodda socodka & fadhiga


💊 Qiyaasta Caadiga ah

Caadi ahaan waxaa la qaataa:

  • Glucosamine 1000–1500 mg

  • Chondroitin 800–1200 mg

  • MSM 500–1000 mg

Badanaa 1–2 jeer maalintii, iyadoo ku xiran brand-ka.

$18

Related Products

Scroll to Top