Natural Tribulus

Faa’iidooyinka Tribulus

1. Kor u qaadista Libido-ga (Rabitaanka galmada)

Tribulus wuxuu caan ku yahay:

  • Kor u qaadista rabitaanka galmada

  • Hagaajinta shaqada galmada ragga iyo dumarka

2. Testosterone Support (ragga)

  • Wuxuu kordhiyaa free testosterone levels si dabiici ah

  • Waxay hagaajisaa xoogga muruqa & tamarta

3. Waxqabadka Jimicsiga

  • Waxay kordhisaa tamarta jidhka

  • Waxay hagaajisaa adkeysiga inta lagu jiro exercise

  • Caawimaad yar oo koritaanka muruqa ah

4. Caawinta Bacriminta (Fertility)

Tribulus wuxuu faa’iido u leeyahay:

  • Tayada & dhaqdhaqaaqa shahwada

  • Cudurka PCOS ee dumarka (waxay leedahay hormonal balance)

5. Stress & niyadjab yarida

  • Waxay dejisaa jidhka

  • Waxay taageertaa maskaxda oo kicin yar ah

$25

Related Products

Scroll to Top