omega-3 fish oil
Faa’iidooyinka Caafimaad ee Omega-3 Fish Oil
1. Wadnaha & Dhiig karka
-
Yareeya bararka (inflammation)
-
Kordhiya caafimaadka wadnaha
-
Hoos u dhiga triglycerides
-
Waxay hagaajisaa wareegga dhiigga
2. Maskaxda & Xasuusta
-
DHA waxa ay muhiim u tahay shaqada maskaxda
-
Waxay yaraysaa daalka maskaxda iyo walbahaarka
-
Waxay ka caawisaa diiradda iyo xasuusta
-
Dad badan ayaa ku dareema deganaansho & hurdo fiican
3. Indhaha (Aragga)
-
DHA waa qayb ka mid ah indhaha
-
Waxay ka ilaalisaa qalaylka indhaha
-
Waxay taageertaa aragga muddada fog
4. Bararka & Xanuunka Jirka
-
Waxay yareysaa bararka kala-goysyada
-
Waxay ka caawisaa arthritis-ka iyo xanuunka murqaha
-
Dadka jimicsiga sameeya waxay ku helaan soo kabasho dhaqsiyo leh
5. Maqaarka & Timaha
-
Waxay qoyaan siisaa maqaarka
-
Waxay hagaajisaa barrier-ka maqaarka
-
Waxay taageertaa timaha oo xoog yeesha
6. Uurka & Ilmaha
-
Dhaqdhaqaaqa maskaxda ilmaha
-
Aragga iyo horumarkiisa
-
Waxay ka caawisaa hooyada caafimaad guud
(La tasho dhakhtar kahor intaadan qaadan haddii aad uur leedahay)
7. Hormoonada & Caadada
-
Waxay yareysaa PMS (xanuunka caadada)
-
Waxay hagaajisaa dheellitirka hormoonada dumarka
8. Difaaca Jirka
-
Waxay taageertaa immune system-ka
-
Waxay yaraysaa bararka keena xasaasiyadda
$20









